Sunday - January 19, 2014
Xigasho Waaga cusub- Damujadiid oo xanibay dhaqaalaha Bankiga dhexe,waxaana lacag ka bixin kara madaxtooyada oo kaliya. Madaxweyne Garguurte wuxuu saxiixey warqad
Warkii oo dhan
Friday - January 17, 2014
Muddo aan yareyn ba waxaa la sugaayey ku-tiri-ku-teen, been iyo run la daadiyo, kolba dhan isula dulaanta, waxaa dhawaan la soo hurgufay ubucdi qarsooneyd oo banaanka
Warkii oo dhan
Thursday - January 16, 2014
Mogadisho- Olole ka dhan ah Golaha Wasiirada cusub ee uu soo magacaabay habeen hore Raiisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed ayaa ka socda qaar ka mid ah Hotelada ku
Warkii oo dhan
Thursday - January 16, 2014
Raisulwasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa goor dhow isagoo is hafraaya ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayadoo
Warkii oo dhan
Thursday - January 16, 2014
Liiban Cabdi Cali oo ah ciyaartoy Somali ah ayaa waxa iibsaday nadiga Rizespor FC oo ka tirsan Super Liga Turkiga. Waxay ka soo iibsadeen nadiga Academica de-coimbra
Warkii oo dhan
Thursday - January 16, 2014
Mogadisho- Sida oogta waabari Cabdiweli shiikh wuxuu gurguurtaba, kolba dhinac soo dhigtaba oo u soo xamaartaba, la rafto, wuxuu duufaano muquurto ku haftaba, wxuu
Warkii oo dhan
Tuesday - January 14, 2014
Muqdisho-Raisul wasaaraha xukuumada Somalia C/wali Shiikh Axmed ayaa la sheegayaa inuu beri ku dhowaaqayo golihiisa wasiirada cusub sida ay sheegayaan warar laagu
Warkii oo dhan
Monday - January 13, 2014
Maanta oo ay taariikhada Islaamku ku beegnayd12 Rabiicul Awal,waxa guud ahaan caalamka Islaamka laga oogay dhalashada Rasuulkeenii suubanaa (NNKH) ayadoo guud ahaana
Warkii oo dhan
Sunday - January 12, 2014
Haddaad Garatid Ii Sheeg???? (Tuugii Noo Soo Dhacay Mid Ka Nacasaysnaa) W.Q Cabdillaahi Cabdi Cadde)Abbaaraha 2.30 habenimo, waa gudcur magan-gooyo, dhaxanta dhacaysa
Warkii oo dhan
Sunday - January 12, 2014
Mogdisho- Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeeshay mooshin ka dhan ah Wasiiradii Xukuumadii Raiisul wasaare Saacid ee uu baarlamaanka
Warkii oo dhan
Saturday - January 11, 2014
Muran iyo xarig kala jiidasho oo Raysal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed uga imanaysay xaga xildhibaanada qaarkood iyo gaar ahaan dhinaca Villa
Warkii oo dhan
Saturday - January 11, 2014
Muqdisho- Saraakiil Mareykan ah oo wareysiyo siiyay wargeyska Washitgong Post ayaa sheegay in ciidammo Mareykan ah ay ku sugan yihiin gudaha Soomaaliya, waana
Warkii oo dhan
Thursday - January 9, 2014
Wararka ka soo baxaya suuq lagu kala iibsado ciyaartoyda, ayaa sheegaya in kooxda PSG ee reer Faransiis ay dooneyso in ay iibsato ciyaaryahanka kooxda Chelsea ee
Warkii oo dhan
Wednesday - January 8, 2014
Garoowe- C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa noqday Madaxweynaha Maamulka Puntland kadib markii uu si dirqi ah kaga adkaaday ninkii jagadaas soo haayay 5 tii sano ee la
Warkii oo dhan
Tuesday - January 7, 2014
Hargeysa-Feysal Cali Waraabe ayaa ka soo yeertay hadal ay si weyn ula yaabeen dhamaan shacabka ka soo jeeda Somaliland ka dib markii uu sheegay in xisbiyada mucaaradka
Warkii oo dhan