Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 20 July 2025

WARARKA MAANTA

Halkaan Ka Akhriso Musharaxiinta Buuxiyey Shuruudaha Tartanka Madaxtinimada PL Iyo Ku Xigoonadooda

Monday - January 6, 2014

Garowe- Guddiga Doorashada KMG ah ee Puntland ayaa caawo si rasmi ah ugu dhawaaqay Musharixiinta buuxiyay Shuruudaha ee u tartami doona jagada Madaxweynaha iyo Madaxweyne

Warkii oo dhan

Garoowe: Musharaxiin Buuxiyey Shuruudaha Doorashada Iyo Kuwi Harsanaa Oo Saaka Buuxinaaya

Monday - January 6, 2014

Garowe(pp) Ka dib markii uu guddiga doorashada KMG ah ee Puntland soo bandhigay sharuudaha laga doonayo inay buuxiyaan murashaxiinta tartamaya,ayaa waxaa isla markiiba

Warkii oo dhan

Wada Hadalkii Konfurta Suudaan Oo Ku Dhamaaday Is-Maan-dhaaf, Si Galeysana Mugdi Iyo Walaaq

Sunday - January 5, 2014

Addisababa- Waxaa dib loo dhigay wadahadalladii u socday wufuud ka kala socotadowladda Koonfurta Suudaan iyo mucaaradka kaddib shirar labadii maalin ee ugu danbeeysay

Warkii oo dhan

C/Weli Shiikh Oo Bambadii Magacyada Golihi Wasiirada Laba Maalin Kadib Biinka Ka Furi-doona

Friday - January 3, 2014

Mogdisho- Xafiiska Raiisal Wasaaraha iyo gaar ahaan xarunta Villa Somaliya waxaa ka socda kulamadi maalmihi ugu dambeeyey ee looga baaraandagaayo xulista xubnaha

Warkii oo dhan

Miyaan Dheelaleysanhay Mise Waan Dhadhaabaya .. Wadadi Galdogob- Gaalkacyo Oo Meel Wanaagsan Mareysa

Thursday - January 2, 2014

Galdogob- Waxaa meel wanaagsan mareysa wadada la doonaayo in laga dhigo, ujeedauna tahay si ay sahlanaato safarka gaadiidka ee u kala socda Galdogob iyo Gaalkacyo,

Warkii oo dhan

Halganka Kursi U Dirirka Garoowe " Waar Hooy Wadaadkoow Ha Is Qoyn"

Wednesday - January 1, 2014

“Waar Hooy Wadaadkoow Ha Is Qoyn”: Waa Xikmad laga hayo islaan dadkeenii hore kamid ahayd.Wakhtiyadii hore dadku waxay xoolahooda u dhigi jireen tahliil balaayo

Warkii oo dhan

Fowziyo Yuusuf Xaaji Oo Sagootisay Shaqaalihi Wasaarada Arimaha Dibada

Wednesday - January 1, 2014

Mogadisho- Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta qiratay inay ku fashilantay hagaajinta, qalabeynta

Warkii oo dhan

Hambalyo Sanadka Cusub Iyo Somalida Dunida Dacaladeeda .. Noqo Ki Noo Hagaagee Noqo Loo Hanwyn Yahay

Tuesday - December 31, 2013

Waxan halkan ku qoraynaa hees caan ah oo kuwa fara ku tiriska ah, ee aan gaboobin, duugoobin, laga xiiso dhicin, mar walba cusub oo macaan-keedda marka aad dhadha-miso,

Warkii oo dhan

Dagaaladii Konfurta Suudaan Oo Weli Taagan Iyo Xal Xabad Joojin Ah Oo La Wado

Tuesday - December 31, 2013

Ciidamada Suudaanta Koonfureed ayaa dib u qabsaday magaalada Bor oo waqooyiga kaga beegan magaalada Juba una jirta qiyaastii 190 km, taas oo ay haystaan kooxda daacadda

Warkii oo dhan

Deg-Deg Akhriso Liiska Magacyada Xildhibaanada Cusub Ee Puntland Oo Ay Guddiga Ku Dhawaaqeen

Monday - December 30, 2013

Halkaan waxaanu idinkugu soo gudbinaynaa Liiska Magacyada Xildhibaabada cusub ee guudigu uu ku dhawaaqayBari.Karkaar iyo Gardufuu1:Siciid Maxamed Salaad    

Warkii oo dhan

Kooxda Al-Shabaab Oo Ugu Baaqday Dadka Ku Nool Mogadisho In Ay Ka Dheeraadaan Xaruumaha Ciidamada

Monday - December 30, 2013

Muqdisho -Xarakada Al-shabaab ayaa shacabka Muqdisho ugu baaqday inay ka fogaadaan saldhiyada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Muqdisho iyo weliba

Warkii oo dhan

Warbixin:Takhtar Aan Jaamacad Ka Soo Bixin Oo Haddana Madaxa Qalaya Oo Lafo Xoolaad & Biro Gelinaya

Saturday - December 28, 2013

Hargeysa By C/shakuur Muxumed ( Hersare) Weli akhriste ma aragtay mase la kulantay dhakhtar aan jaamacad ka soo bixin oo madaxa qofka beni’aadanka ah qalaya lafo

Warkii oo dhan

Shiikhi Afaraad Oo Mombasa Lagu Dilay Iyo Musllimiinta Halkaas Oo Caro Daalisay

Friday - December 27, 2013

Kenya- Mombasa- Magaalo Xeebeedka Mombasa ayaa lagu dilay Sheekhii 4-aad,iyadoo Dadka reer Mombaasa dilkan ay ku tuhmayaan inay ka dambeeyaan Sirdoonka Kenya oo

Warkii oo dhan

Xukumada Milatariga Dalka Masar Oo Ku Dhawaaqday In Ururka Ikhwaanul Muslinku Yahay Urur Argagixiso

Thursday - December 26, 2013

Qahira-Dawlada Masar ee Milatarigu Daaha dabadiisa ugu jiro ayaa ku dhawaaqday shalay in Ikhwaanul Muslimiin uu yahay urur Argagixiso, isla markaana ay dambi tahay

Warkii oo dhan

ilaa 11 Haween Somali Oo Laga Badbaadiyey Mucaaradka Ka Gadooday Magalada Bor Ee Konfurta Sudaan

Wednesday - December 25, 2013

ilaa 11 Haween Soomaali ah ayay hay’adda qaxootiga adduunka ee UNHCR ka soo badbaadisay magaalada Bor ee Koonfur Sudan, halkaas oo ay ka dhacayeen dagaalladii ugu

Warkii oo dhan