Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 19 July 2025

WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Oo Bilaabay Inu Wareysi La Yeesho Musharaxiinta Soo Gudbiyey Codsiga Raisal Wasaare

Tuesday - December 10, 2013

Mogadisho-Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta bilaabay inuu mid mid u qaabilo musharaxiinta u hanqal taageysa xilka Ra’iisul Wasaaraha, kuwaasoo soo gudbiyay

Warkii oo dhan

Axmed Cabdi Xaashi ( Xasharo) Oo Laga Yaabo In Loo Magacaabo Raiisal-Wsaare

Monday - December 9, 2013

Mogadisho- Axmed Cabdi Xaashi (Xasharo) oo horay Safiir ka soo noqday Dalkii la oran-jiray Jarmalka-Bari (East-Germany) waqtiyadii maamulki Siyaad Barre, isagoo

Warkii oo dhan

Maanta Nin Weyn Baa Aduunka Ka Baxay .. Ninkii Nelson Mandela

Friday - December 6, 2013

Dalka Koonfur Africa ayaa waxa ka baxay shakhsi agtooda qiimo weyn ku lahaa, kaaso u dagaallamay xoriyadda wadankaas, isla markaana ah hogaamiyihii ugu horeeyay

Warkii oo dhan

Dilka Xildhibaan Faysal Oo La Tuhunsan-yahay In Lagu Khaarijiyey Shirqool Siyaasadeed

Friday - December 6, 2013

Mogadisho-Qaraxii maanta ka dhacay muqdisho oo lagu khaarajiyey Xildhibaan Feysal ayaa lagu soo xiray gaariga xildhibaanka waxaana uu u muuqdaa mid ahaa assasination

Warkii oo dhan

Warar Dheeri Ah Oo Ka Soo Baxay Qaraxi Maanta Ka Dhacay Boosaaso

Thursday - December 5, 2013

Boosaaso— Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qarax maanta barqadii lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa badda ee Puntland,

Warkii oo dhan

Ergeyga Gaarka US Ee Qaabilsan Somalia Oo Si Caro Leh Uga Hadlay Riditaankii Xukuumadi PM Saacid

Wednesday - December 4, 2013

Nairobi (AGGM): Warka soo yeeray Dowladda Mareykanka, ayaa looga hadlay go’aankii uu isniintii tagtay qaatay baarlamanka Somalia, ee uu codka kalsoonida kagala noqday

Warkii oo dhan

Mooshin Qorshihiisu Yahay In Aanay Dib U Soo Laaban Wasiiradii Saacid Oo Laga Diyaarinaayo B/maanka

Wednesday - December 4, 2013

Mogadisho- Xigasho Newsomali-Waxaa socda mooshin laga diyaarinayo Wasiiradii Xukuumadii Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid, iyadoo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka

Warkii oo dhan

Magacyada Raga la Hadal hayo Iney Noqonayaan Raiisal wasaare

Tuesday - December 3, 2013

Mogadisho-Waxaa cadaan ah oo cidna aysam moogeyn in arimaha ay isku qabteen madaxweyne Xasan iyo Saacid u aahaa mid muddo soo jiitamaayey, waxaase lagu guuleystay

Warkii oo dhan

Ikhwaanka Masar Oo Diiday Distuurka Cusub

Tuesday - December 3, 2013

Qaahira-Muslimiinka Masar ayaa diiday dastuurka qabyada ah ee ay isku afgarteen guddiga dastuurka Masar. Dastuurka cusub ayaa la filayaa in loo codeeyo sanadka cusub.Guddi

Warkii oo dhan

Barlamaanka Oo Cod Afduuban Kalsoonida Kala Noqday Raiisal-wasaare Saacid

Monday - December 2, 2013

Mogadisho- Gudoomiyaha barlamaanka Mr.Jawaari ayaa ku dhawaaqay in Xukumadi Raiisal wasaare Saacid ay weysey kalsoonidi .. Saaka xildhibaanadda Baarlamaanka oo laba

Warkii oo dhan

Kulankii Baarlamaanka Oo Soo Dhamaaday Iyo Codkii Kalsoonida Oo Beri La Qaadi-doono

Saturday - November 30, 2013

Mogadisho- Gudoonka Baarlamaanka ayaa maalinta berri dib u dhigay dooda mooshika laga keenay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, iyadoo la soo xiray

Warkii oo dhan

Daalinkii Yuusuf-Kaba Ku Tukade Iyo Daahir Ganey Oo Xabsiga Amniyaadka Godane Lagu Karantiilay

Friday - November 29, 2013

Xigasho- Newsomali- Khilaafka u dhaxeeya Maleeshiyaadka shabaab ayaa sii xoogaystay iyada oo Godane oo sii wata xasuuqii Horjoogayaasha Shabaabka oo ay bari isku

Warkii oo dhan

General C/samad Cali Shire Oo Talex Qabsaday

Thursday - November 28, 2013

Taleex- kaddib dagaallo u dhexeeya malleeshiyooyin kasoo wada jeeda gobolka Sool haseyeeshee kala taageersan siyaasadaha Khaatumo iyo Puntland maalintii shalayto

Warkii oo dhan

Bashiir Ciise Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Bangiga Dhexe

Wednesday - November 27, 2013

Mogadisho- Bashiir Ciise oo horay u ahaa Gudoomiyihii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa mar kale dib xilkaas loogu magacaabay, kadib markii ay is casishay Haweeneydii

Warkii oo dhan

Khilaaf Ka Dhex Curtay Gudoomiye Jawaari Iyo Ku Xigeenkiisa Mahad Cawad

Tuesday - November 26, 2013

Muqdisho- AGGM -Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in khilaaf cusbi ka dhex curtay gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan

Warkii oo dhan