Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 19 July 2025

WARARKA MAANTA

Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Maanta Amartay In La Xiro Maamulaha Idaacada Shabeelle

Monday - November 25, 2013

Muqdisho (RH) Maxkamad gobalka Banaadir ayaa maanta amartay in la xiro weriye iyo maammulaha idaacadda Shabeelle oo loo haysto inay fidiyeen warka gabar sheegtay

Warkii oo dhan

PM Saacid Sowkan Kaarka Ku Rogay Kooxdi Dam-Jadiid

Sunday - November 24, 2013

Mogdisho- Muran iyo dood xiiso leh ayaa ka dhalatay mooshinkii maanta fashilmay ee kooxda Damu Jadiid oo hareeysay bulshada Muqdisho iyo gaar ahaan beesha caalamkaba

Warkii oo dhan

Xildhibaano Ka Hadlay In M/weyne Xasan Ololihiisa La Dagaalanka Saacid U Adeegsado Hantidi Ummadda

Saturday - November 23, 2013

Mogadisho- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa baaq u kala diray Guddoomiyaha baarlamaanka Maxéd Cusmaan Jawaari & Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Jeylaani

Warkii oo dhan

Haddi Qofka Garaadkiisa Iyo Ruuxiisa Si Wanaagsan U Adeegsan-waayo,

Friday - November 22, 2013

Prof. Cabdisalaam YaasiinIsaga oo ka waramaya dhaqanka hoose iyo dhaqanka sare, waxa Sheek Abuu Xaamid Al-Gazali, Alla haw naxariistee, inoo sheegay in laga yaabo

Warkii oo dhan

UN Monitoring Group Oo U Yeertay Mahad Cawad, Khadiija ilkacas, Shariif Xasan

Friday - November 22, 2013

Mogadisho- Hayádda Monitoring Group oo loo asteeyey ka hortaga colaadaha, xasaradaha & musuq-maasuqa ayaa madax ka tirsan hayádaasi waxay maalinimadii shalay

Warkii oo dhan

Diyaaradihii Somali Airlines Oo Dib Loo Hawlgalinaayo Dhawaan

Thursday - November 21, 2013

Muqdisho(RH) Hey'adda Skyliner Aviation ayaa shaacisay Arbacadii shaley in toddobaadyada soo socda ay dib u howlgali doonto shirkadii diyaaradaha Somali Airlines.Warka

Warkii oo dhan

PM Saacid Oo Saxiixi Bangiga Laga Joojiyey Iyo Wasiirka Maaliyada Oo Diiday Amarka Madaxweynaha

Wednesday - November 20, 2013

Mogdisho-Xigasho Shacabkamedia- Madaxweyanaha Dawladda Federaalka Xasan Culusoow oo la kulmay shaqaalaha Bangiga-dhexe oo badankood u badan Beeshiisa,marka laga

Warkii oo dhan

France- Portuqal- Greeca-Croatia Oo Buuxiyey Booskii Wadamada Yurub Ee Uga Harsanaa Koobka 2014

Wednesday - November 20, 2013

Wadamada Portuqal,Franca,Grreca iyo Croatia ayaa buuxiyya Boosaskii ka dhinaa Qaarada yurub wadamada uga qeyb Galaya Koobka Aduunka 2014 ka dib Markii ay reebeen

Warkii oo dhan

Qunbulado Rasaasa iyo Balo Qiiqeysa Oo Lagu Harqiyey Saldhigi Ciidamada Jabuuti Ee Baladweyne

Tuesday - November 19, 2013

Baladweyne- Wararka goordhaweyd naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu goor dhoweyd ka dhacay xarunta saldhiga u ah ciidamada Jabuuti

Warkii oo dhan

Dagaal U Dhaxeya Habargidir Iyo Biyo Maal Oo Mar Kale Ka Soo Cusboonaaday Sh/Hoose

Monday - November 18, 2013

Dagaal doc ka weerar iyo dooxeysi ka socda No. 50 ayaa iminka la sheegaya iney ku gacan-sareyaan dadka deegaanka oo ay dib u durkiyeen ciidamadi tuuteysnaa,iyadoo

Warkii oo dhan

shariif

Monday - November 18, 2013

Mogadisho- Wararka laga helaayo Mogadisho ayaa tilmaamaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax Cabdulqaadir ay jeebka furteen,

Warkii oo dhan

Ficilooyin Laaluush Iyo Reereysi Lagu Ridaayo PM Saacid Oo Saaka Loo Tafaxeytay

Sunday - November 17, 2013

Mogadisho: Warar laga xigtay wax-garad warkoodu yahay loo qaateen ayaa shaaca ka qaaday in shakhsiyaad ay ka mid yihiin Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Mahad

Warkii oo dhan

Waa Gob .. Geedku Waa Gob

Saturday - November 16, 2013

Maali maalmaha ka mida Laba Nin oo saaxiib ah ayaa geed hoos fariistay, markay cabaar fadhiyeen, ayaa mid kii kale su'aal weydiiye: Ma maleyn kareysa tirada Noolaha

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Bilaabay Inu Xubnaha Baarlamaanka Ula Kulmo Reer Reer

Friday - November 15, 2013

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wali ku adkeysanaya in Ra’iisul Wasaaraha is casilo, kadib markii uu diiday talooyin iyo xal ay u geeyeen Siyaasiyiin,

Warkii oo dhan

Xildhibaano Shan Ah Oo U Kala Dab Qaadaya Xasan Gurguurte Iyo PM Saacid

Wednesday - November 13, 2013

Mogdisho- Waxaa la xaqiijinaya in madaxweyne Xasan Gurguurte u maanta xafiskiisa ugu yeertay shan xildhibaan oo isku barxan ka kala soo jeeda shanta beel ee baarlamaanka

Warkii oo dhan