Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 19 July 2025

WARARKA MAANTA

Akhriso E-Mailka Ay Isku Casishay Yusur Abraar Oo Ay U Dirtay Maafiyada il Xayiiga Villa Wardhigley

Wednesday - November 13, 2013

HE Hassan Sheikh MohamudPresident of Federal Republic of SomaliaMr President: It is with great sadness that I submit to you this letter to serve asmy official

Warkii oo dhan

PM Saacid Oo Sir Qarxiyey

Wednesday - November 13, 2013

Xigasho Shacabkamedia.com- Reysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Saacid oo la kulmay qaar ka mid ah Xildhibaanadda Beesha Daarood ayaa ugu sir-waramay in sababta

Warkii oo dhan

khilaafka

Tuesday - November 12, 2013

khilaafkaani waxa asalkiisu yahay Dastuurka Soomaaliya oo qodabadiisu iska hor imaanayaan, aysan kala cadeyn awoodaha Madaxweynaha iyo Raisul wasaaraha. Dastuurka

Warkii oo dhan

Seeftii Xasan Gurguurte Galkay Diidan-tahay .. PM Saacid Faataxo Ha Loo Maro

Monday - November 11, 2013

Mogadisho: Madaxweyne Garguurte ayaa habeen hore saq dhexe xafiiskiisa ugu yeertay Ra’isulwasare Saacid wuxuuna ku yiri: liiska aad keentay kuna xuurtootay dib ula

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Markaana Ku Dhaqaajiyey Inu Is Casilo PM Saacid

Monday - November 11, 2013

Muqdisho-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa la sheegay inuu ka dalbaday raysal wasaarihii Cabdi Faarax Shirdoon (Sacid),ayadoo uu saacidna ku gacan

Warkii oo dhan

Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Ku Baaqay In Muwaadin Kasta Uu Helo Caafimaad Tayo Leh

Sunday - November 10, 2013

Muqdisho (RH) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegey in qodobadii ka soo baxay shirweynihii Qaran ee Caafimaadka

Warkii oo dhan

Ciidamada Dabeecad Xun Ee Itoobiyaan Oo Dhawaan lagu daadin-doon Keymaha Jubaland

Sunday - November 10, 2013

Addis ababa- Dowlada Itoobiya ayaa ka dhawaajisay inay ciidankeeda ka mid noqon doonan dhowaan ciidamadda Somalia uga howlgala magaca AMISOM oo ka shaqeeya nabad

Warkii oo dhan

A.Madoobe Oo Noqday Super Fly Hoog-Hogan iyo Mucaaradki Oo Canka Laalaadiyey Sidi Cawl Wadki Aragtay

Thursday - November 7, 2013

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan oo mudo murugo iyo culeys badani saarneyd naftiisa, isma u lahayn si sahal ah baad uga bixi-doontaa murugada iyo balaayada

Warkii oo dhan

Dawlada Sacuudiga Oo Hubka Nukliyarka U Yaalo Dalka Baakistaan Soona Qaadan-Karto Xiliga Ay Doonto

Thursday - November 7, 2013

Jdda- Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa maalgeshatay hubka khatarta ah ee Pakistan, oo hub ka soo qaadan karto xilliga ay doonto.Sacuudiga ayaa la sheegayaa inay tartan

Warkii oo dhan

Abwaankii Aqoonta Iyo Garashada Prof. Hadraawi Oo Ka Waramay Xaaladiisa Caafimaad

Wednesday - November 6, 2013

Hargeysa - Abwaanka Weyn Caanka ah  Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) ayaa Maalmihii ugu danbeyey ku xanuunsanayey Magaalada Burco ee Gobolka Tog-dheer, kadib

Warkii oo dhan

Dahabshiil Oo Ku Guuleysatay Dacwadi Bangiga Barclays Ee London

Tuesday - November 5, 2013

London- Garsoore ka tirsan maxkamadda sare ee London ayaa amar ku bixiyey in bangiga Barclays aanu xirin xisaabta u furan shirkadda Dahabshiil .. Xaakinka ayaa amray

Warkii oo dhan

Kenya Oo Maxkamad Soo Taagtay 4 Nin Somaali Ah Oo Lagu Eedeeyey Iney Ku Lug Lahaayeen Weerarkii W...

Monday - November 4, 2013

Nairobi- Booliiska Kenya ayaa markii ugu horreysay maxkamad soo taagay dad loo haysta inay ka dambeeyeen weerarkii ka dhacay Westgate Mall, waxaana la soo taagay

Warkii oo dhan

Madxweyne Faroole Oo Si Cad U Hor-istaagay Kursigi Xildhibaanka Meheri-Carab Saalax Ee Garowe

Saturday - November 2, 2013

Puntland-Garowe-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Farole oo uu wakhtigiisii la doortay dhammaad ku dhowyahay ayaa xoog iyo awood ku hortaagan

Warkii oo dhan

Gob-Gob Dhaaftay Marwo Yusur Marki Ay U Adkeysan Weyday Dawladi Oo Geedka Ay Jirida Ka Cuneyso Isc.

Saturday - November 2, 2013

Muqdisho-Guddoomiyihii bangiga dhexe ee Soomaaliya marwo Yussur Abrar ayaa si lama filaan ah isaga casishay jagadaas muddo todobo usbuuc ah ka dib markii loo magacaabay

Warkii oo dhan

Kenya Oo Sheegtay Iney Duqeysay Saldhig Ay Kooxda Al-Shabaab Ku Carbineysey illa 300 Maleshiya Ah

Friday - November 1, 2013

Bay-Diinsoor-Milateriga dalka Kenya ee qaybta ka ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in ay duqyn cirka ah ay ku qaadeen saldhig ay Al-shabaab ku tabaranayasay

Warkii oo dhan