Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Sh. Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay arrimaha kooxda Shabaabka.

Friday - Feb 29, 2008

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamiga Somalia Sheekh Xasan Daahir Aweys hadana xubin ka ah Isbaheysiga mucaaradka ee Asmara saldhigiisu yahay ayaa ka hadlay Al-shabaab.