Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda iyo Safarkiisi Toronto
Xaflad Soo dhoweyn iyo Taageero ah oo Loo sameeyay Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda, Cabdullaahi Axmed Cabdulle (Azhari) ayaa Ka dhacday magaalada Toronto ee Dalka Canada. Full Story
Magaalada waxaa ka furan labo iskool oo mid waliba leeyahay heerarka hoose, dhexe iyo sare, iyo hal iskool oo hoose/dhexe ah. Waxaa kaloo ku yaal dhawr iskool gaar ah oo lagu barto luqadaha, kumbiyuutarka, sayniska iyo xisaabta. Waxaa kaloo laga furay mac-had sharci ah oo heer dugsi sare ah oo si weyn wax uga badali doona heerka aqoonta iyo wacyiga bulshada deegaankaan iyo kuwa ku xeeranba. Full Story
Somali Minister of Diaspora official visit to Ottawa, Canada
Somali Minister of Diaspora Affaires, Hon Abdullahi Ahmed Abdulle Azhari and Somali Ambassador to Kenya, H.E. Mohamed Ali Nur Americo, concluded two days official visit to Ottawa, Canada on Wednesday April 01, 2009 Full Story
Guddoomiyaha Barlamanka Puntland oo la doortay
Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi ayaa ku guuleystay inuu noqdo Guddomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, Iyadoo cod gacan taag ah ay Xildhibaanada oo dhan ay ku doorteen.
Siihayaha Guddoomiyaha Barlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ansax uu yahay Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi ee Xildhibanada doorteen, waxaana uu u mahad celiyay Guddoomiyaha cusub dhamaan Xildhibaanada codka siiyay. Full Story
Culimadi Iyo Fuqahadi Reer Tanade Ee...
Degaanka Xirir-Galdogob waxay ka mid tahay Magaalooyinka Soomaalidu degto kuwa maanta ugu xasiloon oo si qabow caanahooda ku qalaxsada lehna dux iyo iimaan , mana aha bulsho hawraarsan xun oo u hanqaltaagta ama ku qarawda dhuuni raac iyo xaqdarada ku baahday arlada somaaliya, magaalada ma laha dooxato falaad-xun iyo taw-tawle edab daran, waa mujtamac maalinta kooda taag xunyahay kaga tagin hawsha tolna u noqonaya ,degaanka magaalada waxaa la sheegaa iney isir u leedahay xaga taariikhda aqoonta waxbarashada diinta oo la fac tahay Shangaani, Baraawe,Harar iyo Xamarweyne. Full Story
Maahmaahyada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan
Maahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Soomaalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay. Mahamaahda si gooni ah ayaa loo isiticmaalaa waana waxa qudha ee had iyo jeer ku jira hadalkeena, waxay soo koobtaa hadal aad in badan odhan laheyd, badanaa waxa isticmaala qofba qofkuu ka dalyaqaanno, ka waayo aragsanyahay, kana afatahansanyahay ama uu ka aqoon weyn yahay.
Ka Dhageeso Halkaan: Soo Diyaarinti. Maxamed Cali Daqle
S. Barre " U Dulqaata Waa Kaas Nabsigu Idin Dul-joogee"
Generaal Siyaad Barre, dusha waxuu ku qaaday culeys deyn ka xoog badan, wax badana isaga iyo reer galbeed muran ayaa dhex maray markuu yiri "maanyada bada ka caba" diideyna warkoodi aan looga baran in lagu manaafacsado Full Story
Dawlad Goboleed Lagu Magacaabo "HARIR STATE Of SOMALIA" Ayaa Dhawaan Ka Dhalan Doonta G. Mudug
Canada- America: Kulamo Aqoon yahanno iyo wax-garad ka soo jeeda beesha Tanade oo ka gaabsaday in waqtigaan la shaaciyo magacyadooda ayaa dhawaan shir telefoon oo ay yeesheen waxa ay isla garteen, in maanta ay munaasab tahay in sida ugu dhakhsaha badan loo qoro dastuurkii iyo sharcigii lagu dhisi lahaa dawlad goboleedkaas, laguna maamuli lahaa shacb weynaha degaamada ku leh Gaalkacyo, Galdogob iyo Nawaaxigeeda. Read More
Goldogob oo Miinadii Laga Saaray
Bilawgii gu’gii na dhaafay, waxaa ii suurta gashay in aan waraysto nin Goldogob markaa ka yimid. Maashaa Allaah, waxaa ka muuqday ladnaan iyo nasasho farabadan wuxuuna u ekaa nimay ka mayrayd diihaalka qurbuhu. Haddii aannu cabaar isku tuur-tuurnay, wuxuu ii sheegay in xiisad kululi ka aloosnayd ceelkii Goldogob. Waxa carro Mudug lays dhexmarinayey in la dhisi doono jid dheer oo isku xiri doona dekadda Garacad iyo Itoobiya, Goldogobna dhanka waqooyi-bari ka mari doono. Arintaasi waa mid u cuntami la’ reer Goldogob waxayna ka xigaan geeri iyo magaaladoo baaba’da, ayuu ninkii dhawr jeer ku celceliyey. By B. Mohamed Read More
K'naan sings "Carees Ciise" in English
play to listen
Top 3 players of Qatar's BBall Team are Somalis by origin
Warbixin Ay Soo Saareen B4: "Muqaawamo Guushoda Waxay Ku Xirantahay Hogaamiye karmeed Siyaasina Ah"
Canada(Ottawa): Kulan ay ku yeesheen biishaan 12keedi magaaladda Ottawa rag isugu jira siyaasiyiin hore "diplomaasiyiin, wasiiro,saraakiil ciidan, kuwo ganacsato ahaan jiray" iyo aqoonyahano ku xeel dheer arimaha siyaasada dunida ee waqooyiga ameerika, ayaa ka shiray iney qiimeeyaan xaaladda dalka soomaaliya ka jirta iyo sida ugu dhaw ee looga samatabixin karo. Read More
Somalia's Future Generation
The stark reality is that the children of the next generation will be more English, Dutch, American, Canadian, or Australian (among many others) than Somali. It is highly unlikely that these children will be able to speak Somali well, let alone understand the deep poetry and music of our rich culture. Full Story
There are no Items to display
Dr. Shuceyb Waa Takhtar U Heelan Bulshada Warbixin + Wareysi
Hello, my name is Saeed Jama. I come from a large family of 9 boys, me being the 6th oldest.I enjoy spending time with my wife. I also work out with my brothers, and play basketball on a regular basis Full Story
CBC Radio Interview
Omar M. Alihashi grew up in Russell Heights . He was just 13 years old when he moved to Russell Heights . Currently Chair of the local community board, he sat down with Canada ’s CBC Radio to share his views about community service and his overall role in the community Listen
Musharax Somaliyed
Mr.Abiib waxa uu aad ugu kalsoonyahay soomaalinimadiisa waxa uuna jecelayhay in uu arko soomaali oo baraarugsan oo hal u ah sidii ay wadankaan wax ula qabsanlahaayeen ayagoo isku duuban..Full Story
BBC Interviews Abdi-Salaan Aato about Somali Youth Summit
Xuquuqda Waalidka
Waxaan nafteydda iyo dhamaan dhalinyaradda soommaaliyeed meel walba oo ay joogan kula dardaarmi lahaa iney iska ilaaliyaan waalidka oo ay ka duceystaan.
The six forms of Maanso are Gabay, Geeraar, Jiifto, Weeglo, Guuraw and Buraambur Read More
A Good Book to Read
"The Audacity of Hope" is a personal introduction to Senator Obama: an auto-biography of his life from childhood to present, his family and his views and approach to politics based on personal experience. Read More
Full Name: Barack Hussein Obama Jr. Party: Democratic Date of Birth: August 4, 1961 Place of Birth: Honolulu, Hawaii Home: Chicago, Ill. Campaign Web Site:barackobama.com
User Comments
"I really enjoyed your great work ,dedication and your endeavour to keep us updated. please,keep me in your membership and we will keep in touch afterwords.Convey my greetings to all members." by Amir
"wallaal yaal waad ku mahad satihiin shaqada aad qabteen oo ah mid weyn runtii. mar walbana halkaa ka sii wada."by Mohamed