Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Muqdisho: askar saaka lagu dilay agagaarka Bakaaraha.

Saturday - March 1, 2008

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia ayaa sheegaya in saaka agagaarka suuqa Bakaaraha lagu dilay labo askari oo Dowlada KMG ah ka tirsan.
Labadaani askari ayaa la sheegay in lagu dilay goob u dhow Isgooyska Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho.