Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

R/W Nuur Cade Oo Qiiray Dhib Ay Geysteen Ciidamada Dawladda

Monday - March 3, 2008

R/W Nuur Cade mar ay saaka wareysaneysey idaacada bbc ku sheegay in ciidamada dawlada ay bililiqo ka geysteen suuqa bakaaraha taaso oo u ka bixiyey cududaar iyo raali galin u gudbiyey ganacsatada halkaas wax ku noqotay .