Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Afhayeenka W. G/dhiga Ee US Mr Bryan Whitman oo ka hadlay Duqeynti Dhoobley

Tuesday - March 4, 2008

Washinton_ Afhayeenka Wasaarada Gaashandhiga ee Mareykanka Mr. Bryan Whitman aya shaleyto ka hadlay duqeynti dayaaradaha mareykanka ay garaaceen magaalada dhoobley oo ku taala cirifka jubada hoose ahna barta xaduuda kenya iyo soomaliya, halkaaso ay ku noolyhiin dad u badan qaxooti oo muddo ku tabaaleysna.