Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Xaalada Suuqa Bakaaraha oo Degan

Monday - March 10, 2008

Mogadisho- Wareyahayag mogadisho aya no soo sheegay in xarunta suuqa bakaaraha ee mogdisho oo shalay ay ka baxeen ciidamada booliska dawlada fedaraalka kmg-ka soomaaliyeed u saaka deganyahay oo u ka muuqdo dhaq dhaqaaq dadweyne.