Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 20 May 2022

C.D.federaalka oo ka soo Baxay Dinsoor iyo Warar Is-khilaafsan oo ka soo Baxay

Monday - March 10, 2008

Baydhabo- war xog ogal ah oo u na soo gaarsiyey wariyahayaga aya sheegaya in Ciidamada dowlada federaalka kmg-ka somaaliyeed ay ka baxeen deegaanka DIinsoor oo ka tirsan gobolka Baay.