Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Wadaad Caan ah oo ka tirsan Suufiyada oo Xalay Muqdisho lagu dilay.

Tuesday - March 11, 2008

Mogadisho-Wadaad Caan ah ayaa xalay kooxo hubeysan ay ku toogteen magaalada Muqdisho, iyada oo warar kala duwan ay ka soo baxayaan dilkiisa iyo waxa uu la xiriiro. Sheekh Maxamed Kashka oo ahaa wadaad Khadiib ka ahaa mid ah mid ah misaajidyada deegaanka Buulo Xuubeey oo dilka uu ka dhacay ayaa la dilay xilli uu ka soo baxay misaajidka, wax yar kadib salaada cishaha.