Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Taliyihi Saldhiga Booliska Degmada Balcad oo la Toogtay

Thursday - March 13, 2008

Jawhar- War naga soo gaaray hawlgalinta Booliska gobolka jawhar aya cadeeyey in taliyihii Booliska degmada balcad la dilay dabadeedn ay baxsadeen kooxdi falkaas geysatay, lamana garan ciida ay ahaayeen walow dadka qaarkiisa ay u tirinayaan iney dileen kooxo ka soo horjeeda dawlada kmg qaarna ay sheegayaan iney ku lug leedahay aano qabiil.