Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Dagaal Saaka ka Oogmay Suuqa Bakaaraha iyo Nawaaxigiisa

Thursday - March 20, 2008

Mogadisho - Buuq iyo dagaalo aya iminka ka soconaya suuqa bakaaraha dhexdiisa kaaso la sheegayo inu u dhaxeeyo ciidamada dawlada iyo mucaaradka ka soo horjeeda, waxaana warku sheegaya in ciidamada dawlada gudaha u galeen suuqa oo kuwi soo weraray ay halkaas ku baacsanayaan xabadana ku ridayaan.