Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

General Cabdi Qaybdiid iyo General John oo ka Badbaaday Shirqool lagu Dililahaa

Wednesday - March 26, 2008

Mogadisho: Warar xaqiiqo ah oo ka soo baxay dagaalki dhawaan ka dhacay degmada hodan ee mogdisho biishaan 24teedii ayaa faafaahin ay ka bixiyeen saraakiil sarsare oo hawlgalada dagaalada  ka soo qayb galay, waxayna sheegeen in dagaalka ay soo qaadeen kooxo dhallinyarao u badan oo markaas ka soo ruqaansaday goobo kala duwan ee ku yaala suuqa bakaaraha iyo xaafado ku teydsan saldhiga boliska ee degmadas.