Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Generaal "Collin Powell" Oo U Soo Gurguurtay Obaama Sii Uga Aarsado Kooxdii Reer Buush Ee Dhagartay

Saturday - April 19, 2008

Washinton: War laga helay nin xigto u ah Generaal "Collin Powell" Xoghayihi hore ee Arimaha Dibada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan Mr.Powell u taageero siin doono Sen. Baraak Obama ee u tartamaya jagada madaxtinimada guriga cad.