Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 30 March 2024

Wasiirka Gaashaandhiga Israaiil Mr.Eyhuud Baraak Oo Dalkiisa Uga Digay Dagaal

Saturday - May 3, 2008

Israaiil-Al-Quds: Wasiirka Gaashaandhiga Israaiil Mr. Eyhood Baaraak oo Siiyey wargeyska lagu magacaabo Yediat Aharanot ee ka soo baxa cariga Israaiil ayaa ku nuuxnuuxsaday in dagaal dhex mara israaiil iyo xisbulaahi Lubnaan usan Iasraaiil u noqondoonin dalxiis.