Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Sarakiil Nabasugida Eretareya Oo Asmara Lagu Daldaly

Wednesday - May 14, 2008

Italy-Roma: War si dadban nagu soo gaaray oo aan ka soo xiganay ilo ku dhaw dhaw jaaliyadda Eretareyada ee dagan cariga talyaaniga gaar ahaan magaaladda Roma ay sii saaxiibnimo ah ugu caawdeen saaxibadood la shaqeeya in saraakiil Eheladooda ah bishan May 4teedi lagu daldalay magaalada Asmara iyadoon wax maxkamad ah aan la soo taagin.