Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Farshaxanka Amiin Caamiir Oo Todobaadkaan Soo Bandhigay Sawiir Calool Xumo Leh

Monday - May 19, 2008

Canada: Waxaa todobaadkaan dadka soomaaliyeed ee la socda farshaxanka caanka ah mudane Amiin Caamir soo bandhigiisa sawirka todobaadkaan u ku cabiray muuqaal cajaai'b ah oo wixii arka ay ka fajacayaan, muuqaalkaas oo runtii aan u baahneyn in fasiiraad badan laga baxsho waxuu ku fadhiya xikmad weyn.