Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Danjire Shamsudiin Oo La Qanciyey Iyo Mucaardkii Oo Ku Soo Laabtay Madashi Ay Ka Caroodeen

Thursday - June 5, 2008

Jabuuti: wararka ka iimaanaya magaaladda jabuuti ayaa sheegaya in aqoon iswedarsigi uga socday xubnihi ergada mucaaradka iyo wafuudi dawlada Kmg magaaladda jabuuto u dib u furmay kadib markii shalay ay isaga baxeen hoolka shirka xubnaha mucaaradka oo ka carooday safiirka itoobiyaanka oo soo fariistay dhinaca martida ee hoolka shirka.