Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Jimcaha Maanta Iyo War Xiiso Leh

Thursday - June 5, 2008

“Walaal Xusuusnoow,Noloshu waa imtixaan,Islaamku waa nolol iyo naxariis,Salaadu waa nuur,Soonku waa gaashaan,Sakadu waa xijaab,Xajku waa dambi dhaaf,Sadaqadu waa kayd Aakhiro waa lama huraan,Qabrigu waa bangiga camalka,Aduunyadu waa dhalanteed,mar walba Alle xusuusnow oo raali gali  waxaad heli liibaan aduunyo iyo mid aakhiro,kuna Sali Nabi Maxamed "S.C.W" walaal “TUKO INTAAN LAGUGU TUKAN”.