Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Waa Laba Guddi Oo Kaaf Iyo Kala Dheeri Ah .. Farmaajo Oo U Xulay Wada Hadalka Somaliland Shakhsiyaad Hadal Aan Wax Ku Deeqsiin-karin .. Muse Bixii Oo Soo Xulay Rag Yaqaan Waxa Ay doonayaan

Monday - June 15, 2020



Gudiyadda farsamo ee labbada dhinac ee arrimaha wada hadalada ayaa loo kala magacabey ayaa sidaan loo xulay

Dhinac Somaliland.
1. Wasiirka Arimaha Dibada Yaasiin Xaaji Maxamuud Hir .. Wasiirka A. Dibada

2. Wasiirka Ganacsiga dalxiiska ..Mohamud Hassan Sa'ad

3. Ergeyga wada hadalada Somaliland iyo Soomaliya Dr. Adna Adan Ismail

4. Wasiirka Xanaanada xoolaha Iyo kaluumaysiga ..Said Sulub Mohammed.

5. Wasiirka Maaliyadda .. Dr Saad Ali Shire

6 . Safiirka Somaliland ee Jabuuti Ambassador .. Abdifatah Said Ahmed

7. Xoghayaha Gaarka madaxwaynaha .. Mubarak Ismail Taani.

        
Dhinaca SomaliyaSoomaliya.

1. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Maxamed Sabriye

2. Wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed

3. Wasiir ku xigeenka areimaha dastuurka Xuseen Cabdi Cilmi

4. Gudoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee fulinta iyo dib u Eegista arrimaha dastuurka Maxamed Dahir Afrax

5. Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Dr Sulayman Maxamed Maxamuud.

6. Xildhiban Maryan Carif Qasim

7. Wakiilka ahna la taliyaha sare ee Madaxweynaha Soomaliya Balal Maxamed Cismaan.