Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Isbahaysigi Dib U Xoreynta Oo Is Dhabar Jabinaya Iyagoo Mid kasta Doonaya Aqoonsi Iyo Ictiraaf

Monday - July 21, 2008

Eritereya- Asmara: war laga dhageystay idaacada Horn Afrik oo ay bixiyeen Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa sheegay iney waqtiyada soo socda ay ku dhawaaqidoonaan hoggaan cusub oo uu yeesho garabkaas asmara jooga.