Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 19 January 2021
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Waa Sheeko Iyo Murti Xikmad Ku Fadhida Oo Ku Socota Qofkii Aan Ka Fiirsan Ama Ka Baarandagin Ereyga Uu U Isticmaalayo Hadlkiisa
Friday - July 22, 2016
Nin Boqor ah ayaa ku riyooday isagoo ilkihiisa oo idil ay ka wada jabayaan, markaasuu u yeertay Nin ku xeel dheer Fasirka Riyooyinka, kiiyoo markii uu yimid ku yiri: Boqoroow ma dhab baa inaad Riyadan aad ii sheeggeyso aragtay? Boqorka wuxuu yiri: Haa waan arkay.
Ninkii Riyo fasire ayaa yiri: Hadaba Boqoroow, waxaan ka xumahay inay Riyadu fasireyso arrin murugo leh. waxayna tahay, in Reerkaaga oo dhami ay adigoo jooga hortaada ku dhiman doonaan!
Boqorkii oo warka Ninku sheegay colaad tii ugu weyneyd qaaday aad uga carooday ayuu Xabsiga dhigay Riyo Fasirihii. Wuxuuna mar kale u yeertay Nin bal midkan ka duwanaada oo Riyada si kale u fasira, kii loo keenayna isla sidii midkii hore buu wax u sheegay waana la xiray, illaa Dhowr Nin kale ay sidaas oo kale noqdaan.
Ugu dambeyntii Nin buu Boqorku u yeertay oo yiri: bal adna Riyadan fasir. Kiina markuu Boqorka ku celceliyay oo ku adkeeyay inuu Riyada sida ay tahay u arkay, Boqorkuna Haa un ku jawaabay. Ayuu yiri: Boqoroow aad baan kuugu hambaliyeynayaa!
Boqorkii oo yaaban ayaa yiri: Maxaa dhacay ood igu hambaliyeeyn?
Ninkii ayaa yiri: Riyadu waxay sheegeysaa, in Adiga aad ugu Cimri dheeraanayso dhamaan Ehelkaaga!
Boqorkii aad buu u farxay, Ninkiina wuu Abaal mariyay waliba si heer sareysa.
Hadaba xikmadu maxay tahay
: halkan waxaa laga arki karayaa, in luuqada Hadalka isagoo isku micno ah, hadana sida loo kala dhigayo iyo Qofba Qaabka uu u sheegayo lagu kala duwanaanayo. Waxaa marka haboon inaad had iyo goor ka fiirsato sida aad u hadleyso, ka hor inta aadan Dhawaaqin!
Waxaa la yiri: Hadal waa Margi oo kale, Oo hadba meel u jiidma.
Hits : 11896
Featured Post
Dhacdo Xili Dheer Ka Soo Wareegtay Oo Mudan In La Xasuusto .. Gabadhi Nabsiga Guratay Ee Taariikhda Reer Yurub Gashay Ee Lagu Toogtay Fagaaraha Roma Kadib Markii .....
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story
Akhbaari Zamanki Hore .. Nabi Ayuub Iyo Ducadiisi: Eebow Dhibtii Way i Taabatay Adiguna Waxaad Tahay Rabbi Naxariistaa
Full Story
Jaceyl Iyo Lacagta Keebaa Awood Badan .. Gabar U Dhalay Billionaire Biil Gates Oo Caashaqday Wiil Musllim Ah
Full Story
Xasuus Taariikheed Oo Ileys Weyn Ku Ifisa Xaqiiqooyinka .. Yaa Dilay Cabdirashid Cali Sharmaarke ? Maxaase Loo Dilay
Full Story
Boholyooga Caashaqa: Amirad Reer Jaban Oo Maratabadi Mansabka Ay Ku Lahayd Dalkeeda Uga Tanaasushay Wiil Ay Caashaqday Dartiis
Full Story
Waa Qiso Lagu Cibrad Qaato Oo Ku Qotanta Inaan Laga Maarmin Waayo-Aragnimada Iyo Dhago U Raaricinta Dadka Waayeelka Ah
Full Story
Taariikhda Aan Barano .. Sayid Maxamed Cabdille Xasan Sidee Buu Ku Noqday Dariiqada Saalixiya
Full Story
Sheeko .. Sidee Ugu Dhawaana Ilaahay
Full Story
Wacdarada U Dhigi-doono Beenaale Masiix Dijaal Iyo Sida Marka Dambe Loo Dili-doono
Full Story
Wixii Aan Shib Ka Ahaa Maantaan Sharxaya .. Qormo Kooban Oo La Xariirta Noloshi General Maxamed Cali Samantar
Full Story
Saxaabigi Dhambal Side Cabdulaahi Binu Xudaafa: Waa Geesigi Qoraalkii Rasuulka s.c.w Gaarsiyey Boqorkii Kisra Ee Furus (iiraan)
Full Story
Waa Sheeko Iyo Murti Xikmad Ku Fadhida Oo Ku Socota Qofkii Aan Ka Fiirsan Ama Ka Baarandagin Ereyga Uu U Isticmaalayo Hadlkiisa
Full Story