Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Madaxweynaha Dalka IIraan Oo Warqadihii Aqoonsiga Ka Qabtay Danjire Cabdiraxmaan Guulwade

Saturday - August 2, 2008

IIran- Dahraan: Madaxweynaha Jamuuriyadda IIran Mudane Axmed Najaad ayaa qasrigiisa madaxtooyada ku qaabilay safiirka cusub ee soomaaliya,isagoo safiirkaas ka gudoomay warqadihii aqoonsiga u watay.

Danjire Cabdi Raxmaan Guulwade oo dawaan safiirnimo dalkaas lagu magacaaway, waxuu goobtaas ka akhriyey khudbadi baratakoolka warqad gudoonka iyo war gaaban oo la xariira cilaaqaada labada dal ka dhaxeeya.