Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Hogaamiyaasha Puntlaand OO Isu diyaarinaya iney Dib u Soo Ceshadaan Magaalada Laascaanood

Thursday - Feb 21, 2008

Wasiirka Arimaha Gudaha Mr. Cabdirashiid Barkhadle aya goor dhaweyd talefoon lagula xariiray shaaca ka qaaday in la soo afjaray qorshihi iyo istaraatijiyadi lagu soo celinlahaa gobolka Laascaanood oo ay qabsadeen Maamulka Moomaalilaand, laakiin wasiirka ma carbaabin xiliga iyo waqtiga ay fulindoonaan qorshahaas u xusay inkasto la dareensanyahay in labada maamul oo gobolkaas isku haya ay wadaan abaabul dagaal .