Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir OO Ay Ka G'oantahay Inu Suuqa Bakaaraha Raro

Friday - Feb 22, 2008

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Dheere aya u ololeeynaya inu goobaha ganacsiga ee suuqa bakaaraha halka ay joogaan ka raro isagoo doonaya inu ku kala qaybiyo magaaladda gudaheeda iyo daafaheeda waxuuna qorshahaas hor dhigay gudiga nabadgalyada oo shalay shir nabadgalyo ku lahaa xarunta madaxtooyada hasa ahaate lama xusin in la qaatay fikradaas u maxamed dheere soo jeediyey.