Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Nin Ganacsade ahaa oo lagu dilay Dhuusa Mareeb.

Wednesday - Feb 27, 2008

Magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud waxaa xalay ka dhacay dil loogu geystay nin ganacsade ahaa oo aad looga yaqaanay magaaladaasi.
Ganacsadahaan oo lagu magacaabi jiray Khaliif Maxamed ayaa la xaqiijiyay inay toogteen rag dhalinyaro ahaa oo ku hubeysnaa bastoolada.