Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Maanta Iyo Gogoshi Qaxwada .. Coffee Spresso

Saturday - April 17, 2010

Maanta Gogoshi Qaxwaha ee odayaasha waxaa sii aan caadi ahayn galabta ugu soo kordhay ikhyaar cusub oo aragooda la moodo gaboow inu nugleeyey hasa ahaate markii la weydiiyey da'da iyo araga aan is lahayn waxay ku jawaabeen ineysan Da' la tukubeyn, balse ragi ay isku da'da ahaayen la sheekeysan jireen ay arlada ka arki la'yihiin .

aan lagu soo qaadi-karin Da' iyo wixi la mida iyo kuwa  aan horay looga baran iney ceesaantooda ceelka keenaan "majliskaan" oo moodo iney xiiseynayaan saaxiibadooda da'da ceelka shubaya.

Salamu caleykum ..So Dhawaada - So dhawaada Saaxibayaal ..