Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 2 May 2024

Mesi Oo Lagu Sagootiyey Hesti Caanka Ahayd .. Argentiney Ha ii Ooyin " Dont Cry For Me Argentina

Wednesday - July 7, 2010

Maant waa maalin murugo iyo ciil u ah taageerayaasha reer Argentina ee ku mamay Ciyaarta kubbada cagta

Waa maalin lagu xusuuto heestii caanka ahayd ee lagu xuso haweeynaydii halgaamaaga ahayd ee María Eva Duarte de Perón oo ahayd haweenay taariikh dheer ku leh Argentina sidoo kalena taariikh wayna ku leh adduunka, waxay kaloo ahayd haweeynadii ugu horaysay ee surwaal xirata ee u dhalatay Argentina, waxay ku hanatay sumcada iyo taariikhda hal adayg iyo codkarnimada sida marka ay ka hadlayso Idaacadaha oo dhamaan dadka reer Argentine shaqooyinka ay joojin jireen indhahoogana biyo ayaa ku joogsan jiray kuwaas oo qooyn jiray dharkooda .dibnahoodana waxay la gariiri jireen qiiro .

Hadaba taageerayaasha Reer Argentina ayaa ku sugaya Airpotka Buenes Aires ee caasimada Argentina iyagoo wata boorar ay ku qoranyihiin heestaas iyo qaar ka mida oo sii diyaarsaday makarafoono oo ku heesi doona heestaa iyo hees kaloo la dhaho. Maradona Come back safely ( Mardona soo noqo adoo nabada ) oo hada loo badalay Messi soo noqo adoo nabada.

Akhris wacan heestii ( Don't cry for me Argentina )oo ay inoogu luqaynayso Xidigadii Madona Ha ii ooyin Argentiineey, ama Argentiinay ha ii ooyin
heestan oo ku jirtay Filimkii Evita ee laga sameeyay tariikhdii ay soo martay

( Don't cry for me Argentina )

You won't believe me
All you will see is a girl you once knew
Although she's dressed up to the nines
At sixes and sevens with you

I had to let it happen, I had to change
Couldn't stay all my life down at heel
Looking out of the window, staying out of the sun

So I chose freedom
Running around, trying everything new
But nothing impressed me at all
I never expected it to

Dhextaal Musik ah

Don't cry for me Argentina
The truth is I never left you
All through my wild days

My mad existence
I kept my promise
Don't keep your distance

And as for fortune, and as for fame
I never invited them in
Though it seemed to the world they were all I desired

They are illusions
They are not the solutions they promised to be
The answer was here all the time
I love you and hope you love me

Don't cry for me Argentina ( ha ii ooyin Argentinaey ama Argentiineey ha ii ooyina )

Dhextaal Musik ah

Have I said too much?
There's nothing more I can think of to say to you.
But all you have to do is look at me to know
That every word is true

Dhaman warbaahinta Germany waxaa hareereyay heestan lagu sagootiyay Maradona iyo Messi , Argentina waa wadan qani ku ah xoolaha iyo beeraha iyo kaluunka ( malaay), caalamkana waxaa baray María Eva Duarte de Perón, iyo Maradona

Argentina waxaa dulmiyay oo miirtay Xulkii Germany oo horey u xaqiray Xulalkii Australia iyo Engriiskii faanka badnaa ee isaga uun isku haystay inuu kubbada si fiican uu u ciyaaro, kaas oo la tusay in rag adduunka kula noolyahay ,dadka Jarmalku waxa ay caan ku yihiin ereyada Duits is Duits, jarmal waa jarmal beena ma sheego ismana badelo,

Xitaa anigaa ku sigtay in aan ooyo markaan maqlay heestan lagu sagootiyay xulkii Argentine oo waliba taagerayaasha Jarmalku ay ku heesayeen markii ay banaanka u soo baxeen .

Mahdi Farah Aden ( Mahdi Ghandi )