Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 28 April 2024

Waxaan Idin Leenahay Ciid Mubaarka .. Ciidaan Ciideeda ilaahay Ha Nagu Gaarsiiyo Nabad Qab, Barwaaq

Thursday - September 9, 2010

Guud ahaan dalalka islaamka iyo Somaaliba si wada jira ah ayaa berito jimco ku beegan looga wada ciidaya maalinta ciidal- fidirka, ka dib markii la soo dhameystay 30 maalmood ee Ramadaanta.

Sidaa awgeed bahda masuullinta shabakada Galdogob Times waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhamaan musllimiinta caalamka iyo gaar ahaan akhristayaasha bogeeda galdogob .. Waxaana idin Leenahay Ciid Mubaarak , Ciid Mubaarak .. Ciidaan Ciideeda ilaahay Ha Nagu Gaarsiiyo Nabad Qab, Barwaaqo Iyo Horumar Insha Allah.