Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 1 May 2024

Madaxweynaha Kilinka Shanaad

Monday - December 13, 2010

Salaam dhamaanba naga gudooma Waxaa reyn-reyn noo ah oo aan aad ugu bognay inaan maanta markii ugu horeysey la kulano madaxweyne Soomaaliyeed oo ka socda kilinka shanaad, waxaana maqsuud ka nahay aragaaga iyo barashadaadaba, waxaana qireynaa dadaalkaagi adiga iyo ragaagaba inaad umadi aad carigooda ka talineysay ay maanta yeelatay dhogor cusub oo ay ka gudubtay xumbadi ay cuskaneysey

waxaa la yiri ninkaad kabo ka toleneyso kuwa uu sito baa la eegaa oo laga qiyaasa farshanimadiisa ,bal maxaa laga helay kolba meel u yaaci

waxaa layiri ibtiladu ileys ma leh oo markay imaaneyso lama oga , wixii ilaahay qoray lama joojin karo