Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 1 May 2024

Bahda Shabkada Wararka Galdogob Times Oo Idin Leh Sanadkaan Sanadkiisa Ku Gaara Bash Bash Iyo Barwaa

Friday - December 31, 2010

Bahda Shabakada Wararka Galdogob Times Media ,Wuxuu akhriystayaashiisa meel kasta oo ay jooggaanba ilaahay uga baryeynaa in sanadkan sanadkiisa uu ku gaarsiiyo barwaaqo iyo bash-bash bilashada Sanadka Cusub ee Miilaadiga 2011 .

Sanadkan cusub uu kheyr iyo faa’iidooyin waaweyn u la bisho Guud ahaan Caalamka, ummadda Islaamka iyo ummadda Somalida oo alle u dhigo nabad iyo barwaaqo.

Xukuumadda Somaali, iyada waxaanu u rajaynaynaa inuu Ilaahay garansiiyo marinka habboon ee ay ku haggayso dadkeeda, kuna soo dabaalayso caddaalad, xaqsoor, tabaabushayn, tacabgelin, tabantaabin iyo toobiyaha saxa qaadistiisa.

Sanad waliba hoodiyo,

Hawl iyo dhibaatiyo

Wuxuu hadimo leeyahay

Waa laga helaayo

Hadhow lagu xusuustaa

Kii noo haggaagee

Noqo loo han weyn yahay

Noqo loo han weyn yahay!  1432  Hijriya