Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 April 2024

Khubaro Ruush oo Cadeysay In dayaaradi RQ-170 Ee Laga Qabsaday Ruushka Ay Khatar

Sunday - December 11, 2011

Moskow: Wargeys ka soo baxa dalka Ruushka oo la yiraahdo argument New Deyly ayaa daboolka ka qaaday sidi loo soo riday dayaraadaas basaasnimada iyo heerka taknoloojiyada ay ka sameysantahay iyo gaar ahaan farsamada casriga ay ku qotonto.