Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 April 2024

Garda-rooy Godkaagi Ma Laguu Soo galay

Wednesday - December 14, 2011

Waa Xasuusti Qaaliga Lama ilaawaanka ahayd: Waa Raggi Gaalada Cibaadeysan jiray, Culimada kuwi iibsaday qarankoodi ceebeeyey .. waa nimankii kidibka ifka iyo ficilka doofaar Gardarada Ku Talax Tagay, Xashimada Buuxsaday.. Waa Kuwi Wixii Afkooda Ka Soo Baxana La Kala boobi-jiray. oo ugu dambeysti Nabsigi soo dhutiyey Maraqooda Ku Luqluqday .. Garda-rooy God-kaagi iyo Gurigaad Ku Nooleyd Ma Laguugu Soo Galay.