Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 3 May 2024

BREAKING NEWS .. Dagaal Gor Dhawo Ka Qarxay Jiida Hore Ee Buuhoodle

Thursday - January 26, 2012

Buuhodle: Waxaa Dagaal Qaraar uu Mar kale ka qarxay jiida hore ee gobolka cayn,dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamadda Somalilnad iyo ciidamadda deeeganadda SSC, Dagaalkan ayaa hada ka soconaya Jiida Hore waxa uuna ku soo beegmayaa Xili ay Magaalada Buuhoodle Soo gaareen madaxda Maamulka khaatumo state of Somalia iyo madax dhaqameedka SSC, iyo gaar ahaan Koxoda Fulinta ee G9.

Xaalada guud ee magaalada ayaa ah mid si wayn looga dareemayo xaaladda dagaal waxaana magaalada dhex yaacaya baabuur markaasi daabulaya Ciidamo gurmada ah oo jiida hore ku socda,isla markaa warka ayaa intaa ku daraya in dagaalka dhinac somaliland looga qabsaday hal baabuur iyo dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba soo kala gaareen.