Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Maamul Goboleed Cusub ee Setylac State Of Somaliya oo Maanta Lagu Dhawaaqay

Saturday - Feb 11, 2012

Maanta ay taariikhdu tahay 11.02.2012 waxaa si mug leh loogu dhawaaqay Maamul Goboleedka SAYLAC STATE of SOMALIA . waa sida ay sheegeene Sababaha keenay in bulshaweynta ku dhaqan xeebaha galbeed ee Somaliland ay ku dhawaaqen Maamulkani SAYLAC STATE uu yahay cadalad daro iyo amani daro kaga timi maamulka Somaliland iyo Dowlada JABUUTI oo cadaasi iyo hagardamo iyo dhulbalarsi kuhaysa umada kudhaqan deganadaas,iyadoo dowlada jabuuti ay ka faa'ideysanayso burburka Dalka soomaliya.Waxaa udheer inaasi hurumar la'aan soo food saartay bulshadaa kudhaqan deegana ay ka arimanayso SAYLAC STATE oo ah.Magalooyinka SAYLAC,LUGHAYA,BOON,GARGAARA,iyo boqolaal tuulo oo hoos yimaada Degmooyinkasi,sidaa awgeen waxay beelaha degan deeganadaas ay si caqfiyow uga baraandageen inay katashadaan aayahoodo ,iyo inay laqeyb sadaan walalahooda somaaliyeed midnimada iyo horumaka usoo ifbaxaya.

Habdhismeedka dowlada SAYLAC STATE of SOMALIYA waxa lashacin todaabadada foodaa inagu soo haya .

wabillahi towfiiq

wixii taagero ah nagalla soo xiriira
saylacstate.com of somaliya