Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 30 April 2024

Ogeysiis .. Ogeysiis

Sunday - June 17, 2012

Dear akhristayaasha sida gaarka ugu taxan Title-ka Webkaan,waxaan idin leeyahay ka raali-noqda sida maalmahaan warki maalin-laha aad ka heli jirteen shabakadaan u noqday mid beryahaan indhihi isku qabatay, waxaase xasuus mudan in sababtu ay la xariirto xaga internetka oo had iyo jeer ka maqan goob aan ku suganahay amase usan lahayn awood u ku ciyaaro ama isku rogo,waxaana muuqata moqdisho goobaha inta badan aysan weli ka hanaqaadin horumarka internedka amase heerkeeda ah mid hooseeya .. waxaanse rajeynaya ineysan maalmaha soo socda sidaa ku si socon-doonin oo hadda lagu jiro waa sida ay sheegeene farsamo cilad bixin loogu hawl jiro .. Goldogob Timesey Ha Dhicin .. Ha Dheelliyin Weligaana Taagnow