Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

Dil Xalay Ka Dhacay Kisimaayo Iyo Dhaq Dhaqaaq Colaadeed Oo Ka Socda

Sunday - May 18, 2008

Kisimayo: Wararka ka soo baxaya magaalo madaxda Jubada hoose ee kisimaayo ayaa sheegaya in magaakadaas xaleyto lagu dilay nin u madax ahaa hay'ad samafal oo ka hawlgali jirtay degmoyinka u ka koobanyahay jubadda hoose.