Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 28 April 2024

Hadal Iyo Dhamaan Madaxweyne Butin Oo Ku Socda Inu Qaato Calanka Tawxiidka Leh .. Guuxa Reer Galbedka Oo U Maleegaya Butin Dhagar, Fal, Qataar Iyo Jin Dardara .. Ruushka Oo Taageeray Xamaas

Tuesday - December 12, 2023





Inasto Madaxweyne Buutin geesinmo cidi ku gaareyn, taaso marki reer Galbeedka gar diidaan waa isaga Gantaalaha la dhacaya .. Butin waxaa reer gabeedku ku galayaan ma warkayaga maqashidd

Hadaba Tan iyo 7-dii Oktoobar, Ruushku waxa uu garab istaagey Xamaas, waxa uuna Putin diidey inuu dhaleeceeyo weerarkii dilaaga ahaa ee uu ururku ka gaystey galbeedka Negev, waxa uuna su'aal galiyey waxa lagu sheego "Xaqa ay Israel u leedahay in ay is difaacdo"

Dhinaca kale Wefdi uu hogaaminayey Mr. Mousa Abu Marzook oo ah Aasaasaha iyo hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas, ayaa la kulmay Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Dibedda Ruushka ee Mikhail Bogdanov .. Marzook, oo musaafuris ugu nool Qadar, ayaa dhawaanta u safray caasimada Moscow kaddib markii uu kulan hore magaalada Doha kula yeeshay Bogdanov iyo Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Dibedda Iran, Ali Bagheri Kani.

Xiriirka Ruushku uu la leeyahay Xamaas waxa uu ku kooban yahay oo keliya garabka siyaasadda ee kooxda Falastiniyiinta ee fadhigeedu yahay dalka Qadar,laakiin waxaa lagu xantaa in wixii taageero ah u mariyo dhinaca dawlada iiraan

Sido kale waxaa la sheeggaya Madaxweynee Valadmir Butin ee bariga iyo galbeedka ka buruud sareeya ayaa hadda si joogta ah u akhriyo Quraanka, waxaana arintaa gacan ku siiya madaxweynaha Jajeenya oo isagu saaxiib gaara la ah madaxweynahaas, warar la xaqiijiyey ayaa sheegaya inu maalinba maalinta ka dambeysa u sii macaansanaayo akhriska diinta islaamka, laakiin waxaa xusid mudan in dadka Ruushka badankiisa ay haystaan diinta kirishtanka ee la yiraah Ortodoksi, sidaa daraadeedna ay ku adagtahay inu si toosa u cadeysto diinta islaamka, Laakiin sida la cadeeyey mar un bu cadeeysan islaam-nimadiisa