Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

Wiil somali ah oo lagu toogtay kaam ku yaal wadanka Norway

Saturday - July 19, 2008

Norway : Wiil dhallinyaro 15 Sano Jir oo ah Soomaali ayaa la sheegay inuu si daran dhaawac culus loogu geystay magaalo la yidhaahdo ASKER oo ka fog badhtamaga magaalada Oslo ee dalka Norwey, kadib markii Rasaas lagu furay goob uu ku sugnaa oo la sheegay in ay aheyd meel lagu xanaaneyo dad Ajaanibta ah ee wadankaas sida sharci darada ah ku soo galay taasi oo ku taala waqooyiga Magaalada Caasimada ee Oslo.