Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

Shirkii Isbehaysiga Dib U Xoreynta Oo Ku Dhamaaday Aqbal Iyo ILaaq La'aan

Sunday - July 20, 2008

Jabuuti : Wararka ka iimaanaya jabuuti ayaa sheegaya in kulan ay isgu yimaadeen xubnaha Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ay ku ansixiyeen heshiiskii ka soo baxay wada hadalladii ay Qaramada Midoobay soo qaban qaabisya ee 9-kii June ka dhacay Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti.

Xuubnahaas oo ka koobnaa 191 waxaa codkooda bixiyey 106 xubnood oo heshiiskaas gacan taag ku ayiday,heshiiskaaso ay 9-kii bishii hore  dalka Jibouti ku gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya.