Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 3 May 2024

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Ka Dheeraanshaha Shubahada"

Thursday - November 20, 2008

Xalaashu waa cadahay, xaarantuna waa cadahay, waxaana jira arimo murugsan oo aan xalaal iyo xaaraan midna  ku cadeeyn, dadka badankiisuna ka warqabin. marka ninka ka dhowrsada arimahaa shakigu ku jiro waxaa u badbaadey diintiisa iyo sharafkiisa, ninkii arimaha shakiga ku dhacaana waa nin ku dhacay xaaraan oo kale sidii nin xoolo u foofiyey meel seero agteed ah, waxaa looga baaqa in xoolulu seeraha u dhacaan oo ay daaqaan, hooyaay ogaada in Boqor kasta leeyahay seero ama xirmooyin, seeraha Ilaahayna waa waxa uu xaaraantimeeyey. Hooyaay ogaada in jirka ay ku jirto waslad hilib ah oo hadii ay hagaagto jirkoo dhan baa hagaagaya, hadii ay xumaato jirkoo dhan baan xumaanaya. ogaada taasi waa "Qalbiga" Waxaa weriyay al-Bukhaari iyo Muslim.

                                             Galdogob Times News Desk