Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 28 April 2024

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Booqasho Faa'ido Leh"

Thursday - November 27, 2008

Haad doonaysid inaad garato qiimaha ay xoriyadu leedahay, waxaad booqataa xabsiga nolashaada mar.
Hadii aad doonaysid inaad garato qiimaha ay dabeecada wanaagsani leedahay , waxaad booqataa maxkamada sanadkiiba mar.
Hadii aad doonaysid inaad ogaato qiimaha ay nolushu leedahay,  waxaad booqata qubuuraha lixdii biloodba mar.
Hadii aad doonaysid inaad ogaato qiimaha caafimaadku leeyahay, waxaad booqata isbitaalka bishii mar.
Hadii  aad doonaysid inaad garato qiimaha ay quruxdu leedahay, waxaad booqata beeraha todobaadkii mar.
Hadii aad doonaysid inaad ogaato qiimaha uu caqligu leeyahay, waxaad booqataa maktabadaha maalintii mar.
Hadii aad doonaysid inaad ogaato qiimaha ay nicmada noloshu leedahay, waxaad  (Xusuusata Eebaha Mar walba.

ENG.ABDI KARIM AHMED HUSSEIN                    Galdogob Times News Desk