Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Ciidamada Naato Oo La Kulmay Khasaarihii Ugu Xumaa

Tuesday - December 9, 2008

 Kabul -Dabley Hubaysan ayaa weerar ay ku soo qaadeen garaash ay leeyihiin Ciidamada Isku dhafka ah ee Nato kadibna dab qabadsiiyay Ugu yaraan 150gaari oo ay lahaayeen Ciidamada Nato.
 
Shilkan ayaa ka dhacay Meel U dhaw Magaalada Bishawer ee Woqooyiga Wadanka Bakistan  Mid kamid ah Ilaalada Garaashka ayaa sheegay in dabley Hubaysan ay weerar lama Filaan ah ku soo qaadeen garaashka islamarkaana waxay dab qabadsiiyeen 150gaari oo kamid ah gawaaridii taalay garaashka.