Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

Ogeysiis Muhim Ah Oo Loo Hayo Akristayaasha Soo Booqda Shabakadaan Galdogobtimes.Com

Saturday - Feb 14, 2009

Dear waxa codsiyo badan aan ka helnay Akhristayaasha Shabakadaan oo naga codsaday inaan u saxno dhigmada magaca websitka lagu galo oo ay kala kulmeen digmadiisa bog hungo ah furaya.

Hadaba markaad rabtaan inaad gashaan website-kaan u qora sida sosocota:

- Galdogobtimes.com  Ama  Goldogobtimes.com.... Qofkii rabana sida aad sheegteen waad ka gali kartaan links-ka sida Hiiraan .com, Wardheernews.com , Radiowidhwidh.com iyo web-yo kale oo la mid ah .