Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Obama Oo La Habaaray

Friday - September 4, 2009

Washinton : Xili ay sii kordheyso shacbiyada madaxweynaha Mareykanka Obama ayaa iminka Baadari weyn habaar xoogan dusha kaga tuuray Obama , iyadoo uu ku duceyay in si deg deg ah wadnaha u istaago.

Baadarigaan ayaa ku habaaray Obama xilli wacdi diimeedkooda ka jeedinayay mid ka mid ah Kaniisadaha ku yaal dalka Mareykanka , iyadoo uu intaa sii raaciyay in uu Naarta galo.

Baadariga ayaa sheegay in uu u tukanayo Obama in si dhaqsiha nafta uga baxdo oo bahal hoose iyo halaq baas ay wax yeelaan waa sida uu hadalka u dhigaye .