Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 5 May 2024

Waa Digo Hoosta Ka Nool ... Juuju Wamaa Juuju" China" Oo Arlada Afrika Hawl Weyn Galisey

Wednesday - Feb 3, 2010

Af macaan gacan Macaan Baa Dhaanta ... Tobanka wadan ee AFrica ee China ugu jecelyahay ee uu maalgashado ee uu maalgashaday Wadamada Africabka wax iswaydaarsadaana farta aay ku hayaan wadnaha cabsida ay ka qabaan maalgelinta xadhdhaafka ah ee china galinayo,Africa oo sannadba sannadka ka dambeeya sii kordhaysa waxay kala tahay sidan:-

South Africa $5.769bilyan. Masar$2.976 bilyan, Nigeria$2976 bilyan, Algeria1.952bilyan,

Maroco$1.570bilyan ,Benin$1.452bilyan,Sudan1$.417bilyan, Angola,$894bilyan, Ghana$803bilyan, Togo$704bilyan.

Alaabta warshadysan ee China u dhoofsho Africa

Wax soo saarka dhamaystiran ee China ee Africa uu geeyo Boqlokiiba sannadihii ugu dambeeyay waxay ahaayeen sidan

Dharka ,qalabka is-qurxinta 45%, Mashiinada 33%,Wax soo saarka kalle 24%China Qalabka uu Africa ka soo qaato boqolkiiba sannadihii ugu danbeeyay waxay ahaayeen sidan . Saliida iyo gaaska 62%, Birta iyo macdanta 13%, khayraadka kale 24%.

Ciidamada

Wadamada Africa ee Xidhiidhka ciidan la leh ee China hubkana ka gata waxaa ugu badan wadamadan hoos ku xusan
SUdan, Algeria, Nigeria, Masar

Shaqaalaha Chinaha ee Africa ka shaqeeya

Guud ahaan 750,000 oo ah shaqaale u dhashay China ayaa jooga Africa tiraduna aadbay uga korodhay intii hore

wadamada ay ugu badanyihiin ee ay joogaan badankoodu iyo tiradoodu waxay kala yihiin sidan:-

Lesotho 100,000 oo China ah qiyaastii, Algeria 50,000, Angola 40,000 ,Mauritania 5,000-10,000 ,Zimbabwe5000-10000, MOzambique 2000-3000, Cameroon 2000-3000,Sudan 2000-10,000, Ethiopia 2000-3000

....Dhamaad..

Xigasho ELseveer Magazine Holland Jan2010
Turjumid Mahdi Farah Aden ( Mahdi Ghandi)
Holland
[email protected]


Fiiro Gaara: laakiin warbixintani waxay kuu muujinaysaa inuu soo dhamaanayo dariiqii dheeraa ee reer galbeedku ku haystay caalamka xadaaraduna ay u wareegayso Azia.( China & India ). Europena ay yaraanaynso hadalhaynteedu sida latin america