Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 6 May 2024

Lacgtu Aruursaday Intii Uu Noolaa Oo Naagtiisi Kudaafada Uga Tuurtay Iyadon Garaneyn. By M. Gaabiye

Wednesday - Feb 24, 2010

Haweenay u dhalatay dalka Roomaaniya ayaa si qalad ah uugu riday lacagtii uu ninkeedu urursanayay mudo dheer gudaafada markii ay olole nadaafadeed ku qaaday gurigeeda intaanay soo gelin ciida kirismaasku .

Hadaba ninka ayaa ku qariyay lacag dhan 40,000 oo Yuru ah Kab baali ah oo ay lahayd xaaskiisu oo qoor dheer lahayd isagoon u sheegin iyada , in yar ka hor intaanay soo gelin ciida chrismaasku ayay xaaskii ka faaiidaysatay maqnaashaha ninkeeda oo markaa gurigii olele nadaafadeed ku qaaday.markaasay raacisay Kabtii uu ninkeedu lacagta ku qarsan jiray gudaaheeda iyadoon eegin waxa ku hoos jira, markii ninkii yimi ee uu ogaaday in kabtii gudaafadii raacday ayuu booliiska u sheegay arinkii .